R/Wasaare Khayre oo soo xiray Shir weynaha Qaran ee Xal u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed
Muqdisho, August 30, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shir weyne looga hadlayay Xal-u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya....
Read more











