FaahFaahin Ku saabsan Dabkii Xalay ka kacay Suuqa Bacaad.
Waxaa lagu guuleystay in goor dambe la damiyo dabkii xooganaa ee xalay ka kacay Suuq-Bacaad ee Degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho kasi oo geystay qasaare hantiyadeed. Dabkaasi oo marka hore...
Read more











