Dalka Kenay ayaa waxaa saacado ka hor ka bilowday cod bixinta doorashada madaxtinimo ee ka dhacaysa dalkaasi ayadoo ilaa labaatan milyan oo shacabka Kenya ah ay isku diiwaangaliyay in ay...
Read moreAsli Xasan Cabaadi waa haweeneydii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo duuliye diyaaradeed notoqa oo dhawaan dalka dib ugu soo laabatay ayaa bilowday sidii ay uga qeyb qaadn lahayd in bulshada...
Read moreDabkan xooganaa oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuq weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta lagu iibiyo Kabaha oo ku dhagan ayaa geystay khasaare hantiyadeed. Intii dabka...
Read moreMaxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday dad lagu eedeeyey dilal ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay....
Read moreSafiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladdiis ay u si buuxdo u caawin doonan Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. Safiirka ayaa sheegay...
Read moreKadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyorka ee xarunta QM Golaha ammaanka ee jimciyadda Qurunmaha ka dhexeysa ayaa meel mariyay qaraar ogolaanaya xayiraado lagu soo rogo dalka Kuuriyada Waqooyi kadib...
Read moreTaliye ku xigeenka Saldhiga degmada Kaaraan Xuseen Badmaceeye ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ay heleen meydka wiil dhalinyaro ah oo sida uu sheegay ay soo tuftay badda. Taliyaha ayaa...
Read moreAyadoo Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ay horyaalaan ajandayaal dhowr ah oo muhiim u ah dalka ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka waxay maanta ka doodidoonaan arrimaha miisaaniyadda Dowladda. Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho