Dhageyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aadan Macalin
Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Aadan Macalin oo ka tirsanaa mudanayaasha Baarlamanka Hirshabeelle oo shalay ku geeriyooday magaalada Jowhar....
Read more











