Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay...
Read moreWaxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Qaran ee dugsiyada sare oo ay dawladda Soomaaliya ka qaaday 20-ka bishii May ee sannadka. Gobalka Benaadir 1DA LUULYO 11KA JANAAYO 20KA DECEMBER...
Read moreR/wasaaraha dalka mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa markii Sagaalaad maanta kormeeray dekedda Muqdisho, tan iyo markii loo magacaabay xilka . Mudane Xasan Cali Kheyrre R/wasaaraha dalka ayaa kormeerkiisa ka billabay...
Read moreSi kor loogu qaado wacyi galinta bulshadda ayaa Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo kaashanaysa Qaramada Midoobey waxa ay ku guuleysatay inay hawada geliso FM 5.000 oo Waad ah kaasoo cod baahiyaha...
Read moreAsli Xasan Nuur Cabaade waa mid ka mid ah mawaadiniin taariikhda Soomaaliya ka dhex muuqda had iyo jeerna lagu xasuusto in astaan ku dayasho mudan ay u tahay Qaranka maanta...
Read moreBuundada Degmada Qoryooley waxa ay muhiim u tahay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha qeybo ka mid ah gobolada dalka waxaana ka muuqda bur bur xoog leh buundada ma helin wax...
Read moreMuqdisho, 19, July, 2017….Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u...
Read moreFalalkan Weerka ah ee lagu dilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka shaqeysanayey dalka koofurka afrika ayaa ka kala dhacay labo magaalo oo ku kala yaal dalka Koofur Afrika , waxaana 24kii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho