Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go'aankii ay Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Puntland. Qaar ka mid ah Shacabka ku...
Read moreWasaaradda Boostadda iyo isgaarsiinta ayaa ka warbixisay cilad bixinta Internet-ka ayadoo oo shaaca ka qaaday in howshaas gabo gabo mareyso isla markaana si dhaqso ah lagu soo afjari doono. Wasiirka...
Read moreMuqdisho, 15 Luulyo 2017 – Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa mar kale xaqiijiyay muhimadda...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed...
Read moreMadaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 July 2017 Daahfuray dhismaha cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee maamulkaasi oo Garoowe laga hirgeliyey dhismaheeda. Madaxweynaha...
Read moreWaxaa la bilaabay rakibaada qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya sida ay sheegeen masuuliyiinta Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada. Maxamed C/llaahi Oomaar Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa sheegay inay bilaabatay rakibaada...
Read moreXoghayaha Arrimaha Dibadda waddanka Mareykanka Rex Tillerson ayaa Isniintii shaley gaaray waddanka Kuwait, isagoo sidoo kale booqan doona waddamada Sacuudiga iyo Qadar. Tillerson waxa uu Kuwait kula kulamay saraakiil sar...
Read moreWafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho