Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku xigeenka Petrol ka iyo Macdanta oo Istanbul uga qeybgalay Shir Caalami ah – Sawirro
Wafdiga Soomaaliya waxaa hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Mudane Maxamud Cabdulqaadir Warsame, waxaana qeyb ka ahaa Qubaro dhinaca soosaarista Batroolka ah. Wafdiga Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta oo si...
Read more











