Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Addis Ababa (SAWIRRO)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha Masuuliyiin sar sare oo ka...
Read more











