Wasaaradda Maaliyadda oo sheegtay in ay ku guuleystay ciidamadda iyo shaqaalaha Dowladda in ay Mushaarkooda helaan.
Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si aad ula dagaashay Musuq Musaaqii jiray waxaana ay rajo wanaagsan ka muujisay in gebi ahaanba lasoo afjaro...
Read more









