Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS oo ka qayb galay munaasabad lagu sogootinayay shaqaale ku wareegay Wasaarada Gargaarka.
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa ka qayb galay xafladda xil-wareejinta waaxda Gargaarka iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo maanta loo wareejiyey Wasaaradda Gargaarka...
Read more










