Qaban qaabada xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo ka socota Muqdisho
Qabanqaabada Munaasabaddo lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka-May oo sidoo kale ku beegan sanad guurradii 74-aad ee ka soo wareegatay aas aaskii Ururkii SYL ayaa ka soconaya meelo badan...
Read more











