Daawo Sawirrada:- Shirkii lagu gabagabeeyay London
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirka London ee Soomaaliya loo qabtay oo dhameystiran. Sawir Qaade:- Maxamed C/qaadir Daahir (MCD)
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirka London ee Soomaaliya loo qabtay oo dhameystiran. Sawir Qaade:- Maxamed C/qaadir Daahir (MCD)
Read moreDeeqdan iskugu jirtay lacag iyo raashin ayaa waxa loogu tala galay dadka ay abaartu saamesay ee ku dhaqan deeganada iyo degmooyinka gobolka Shabellaha Hoose waxa ayna ka timid guddiga Gurmadka...
Read moreSafaarada Soomaaliya ee Wadanka Koonfur Sudan ayaa ku guuleysatay in ay dib xuriyadooda u helaan 11 dhalinyaro Soomaaliyaad ah oo ku eedeysanaa sharci daro kuna sii jeedeen xeebaha Liibiya. Dhalinyaradaan ayaa...
Read moreWarbixin uu qoray Waregeyska The Guardian ayaa sheegeysa in mar kale ay soo laabatay xiisada u dhaxeysa Turkiga iyo Isra’iil, kadib markii Madaxweynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan uu ku eedeeyay...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Amniga, kaasoo ay ka qeyb galeen madaxda laamaha amniga dalka,waxaana lagu falanqeynayey sidii loo xasilin...
Read moreWasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay talooyinkooda ugu gudbinayeen Wasaaradda, dhalinyarada ayaa waqti fiican u helay in ay su'aallo weydiiyaan Wasiirka iyo masuuliyiinta...
Read moreMuqdisho, May 9, 2017---------Ra’iisul wasaaraha Xukuumada mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay shirwaynaha Qaran ee Ansixinta qaab dhismeedka manhajka waxbarashada dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaarha...
Read moreVersion:1.0 StartHTML:0000000168 EndHTML:0000002756 StartFragment:0000000435 EndFragment:0000002739 Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Wuxuu ku Wargalinayaa Maamulada Degmooyinka Gobalka Benadir iyo Dowlad Gobaleedyada ka dhisan Dalka in Radio Muqdisho iyo SNTV ay sanadkii 7 si...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho