Tababarihii naadiga kubbadda cagta ee Gaadiidka oo shaqada ka tagay
Tababaraha naadiga kubbadda cagta Gaadiidka Edward Karanja, ayaa la sheegay in uu iska casilay xilka leylinta ciyaaryahannada Gaadiidka. Ninkan oo u dhashay dalka Kenya ayaa ka mid ah tababarayaasha ajaanibta...
Read more











