Sawiro:Nadwo Cilmiyeedkii 15aad oo Ka bilawday Magaaladda Boosaaso.
Waxaa Xalay ka bilowday Masjidka wayn ee Al-Rawda Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannadlaha ahayd oo ka dhici jirtay magaalada Boosaaso. Nadwadan oo ciwaankeedu ahaa Gundhigga Islaaxa Ummadda iyo Caqabadaha Hortaagan....
Read more











