Dowladda Jarmalka oo Soomaaliya ugu deeqday 70 Milyan oo Yuuro
R/wasaaraha dowladda JFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo maanta soo gaaray dalka, Labada dhinac...
Read more










