Ciidanka NISA oo toogasho ku dilay labo nin oo hoobiyayaal ku riday degmada Wadajir+Sawirro
Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka ridday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka. Labada Nin ee la toogtay ayaa...
Read more











