Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar iyo Warshadda Farsamada Maxaabiista ee Xabsiga. Taliyaha oo ay wehliyeen Taliye ku xiggeenka Labaad...
Read moreMunaasabadaan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ay isugu jirtay duco iyo taageero loo muujinayay Wasiirka wasaarada maaliyada Cabdiraxmaan Bayle Ducaale iyo waliba wasiir...
Read moreExpression-of-Interest-Banking-Operations-and-Accounting-Consultant
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweyne...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Ayaa u Xildhibaan Maxamuud Xuseen Mooge u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Halkan hoose ka akhriso Wareegtada...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay daggan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi ahna Abaanduulaha ciidamada qalabka sida ee dalkaasi Sheikh Mohammed bin...
Read moreWasiir Ku xigeenka Arimaha Gudaha Maamulka JubbaLand ayaa Faahfaahin Ka Bixiyay xaalada abaareed ee ka Jirta Deegaanada JubbaLand iyo saamaynta ay Ku Yeelatay Dadka iyo Duunyadda . Wasiirka Ku xigeen...
Read moreXafladan lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa soo qaban qabaabiyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho. Dhalinyarda kulanka ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho