Agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda warfaafinta oo maanta xilalkooda la kala wareegay.
Xilli shalay wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadwaynaha JFS Mudane C/raxman Cumar Cusman (Eng. Yarisow) uu shalay isbadal ku sameeyay waaxyaha wasaaradda ayaa maanta agaasimayaashu waxa ay la kala wareegeen xafiisyada...
Read more











