Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.
WARKA SUBAX 4.2..2017
Read moreShirkii uu ka qeeb galayay Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowladda Soomaaliya ayaa Maalintii Seddexaad galay iyadoo Arrimo badan oo quseeya Garsoorka Wadamadda Afrika looga hadlay. Shirkan oo...
Read moreWebiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida uu kusoo waramayo Wariye Ibraahim Muxumed Geedi , wariyaha ayaa sheegay in ay si wanaagsan dadka uga faaideysanayaan biyaha uu webiga...
Read moreDoon u rarneed Ganacsato reer Jubbaland ah oo siday badeecooyin kala duwan ayaa la sheegay in lagu afduubtay Xeebaha gobolka Mudug. Doontaan ayaa la sheegay in ay kaso shiraacatay Magaalada...
Read moreMuqdisho, 03, April, 2017…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey golaha shacabka Miisaaniyad Sadex biloodle ah, taas oo ka bilaabanaysa bishaan Abriil, wuxuuna ka codsaday...
Read moreGobolka Minnesota waxaa ku nool Soomaalida ugu badan dalka Maraykanka waxyaabihii ugu horeeysay oo Soomaalida ay xooga saareen ayaa waxaa ka mid ahaa goobo lagu cibaadeysto iyo madarasooyin lagu barto...
Read moreWasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed...
Read moreMogadishu, 02 April 2017 – Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiska kala wareegay wasiirkii hore mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” kadib xaflad si xeer sare ah loo...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Vaysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin oo lagu talagalay dadka ku tabaaloobay abaaraha ku wareejiyay guddiga Qaran ee gurmadka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho