Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.
Maxamed Xashi Carabeey Madaxweyne Kuxigeenka GALMUDUG ayaa kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Turkiga Ufadhiya Somalia Waxayna Kawada hadleen Sidii Dowlada Turkiga GALMUDUG ugala shaqayan Laheed Kabayaasha Hormarka sida waxbarshada Cafimaadka...
Read more










