Sawiro:Faahfaahin Dheeri ah oo ku saabsan Qarixii Maanta Ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan...
Read more










