Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shir-madaxeedki IGAD ee Nairobi+Sawirro
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa khudbad ka jeediyay shir madaxda dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu soo gabagabeey magaalada Nairobi. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya...
Read more











