Galmudug oo soo dhaweeysay codsigii R/wasaaraha ee ahaa in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha maamulkaasi+War-saxaafadeed
Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyey codsigii Dowladda Federaalka ah ee ahaa in dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha Galmudug muddo 45 cisho ah. halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka ka soo baxay...
Read more











