Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale
Madaxweyne Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa magacaabay mas'uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimeyaal kale iyo...
Read more










