Maxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sidda ayaa Maanta Xukuno iskugu jira dil , Xabsi Ciidan iyo sii daysmo ku kala ridey 7 nin oo ku eedeysnaa iney ka danbeyeen...
Read moreQarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho , qaraxaan ayaa sida la sheegay waxa uu sababay qasaaroyin kala duwan. Gudoomiyaha Degmadda...
Read moreGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane cali gacal Casir ayaa sheegay in ay dhawaan qabanaayaan doorashada madaxtinimada Maamul Goboleedka Galmudug oo uu dhawaan iska casilay Mudane C/kariin Guuleed. Gudoomiyaha ayaa meesha ka...
Read moreWar iminka kusoo dhacay warqabadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayo in uu dhawaan Qarax ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa sida la sheegay waxa uu ahaa gaari Hoomey...
Read moreTaliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu faafiyay warbaahinta qaar oo lagu sheegay in uu iska casilay shaqada uu u...
Read moreXaflad aad iyo aad loo soo agaasimay oo halku dhig looga dhigay "Taageero isbedel iyo taakuleynta dadka dhibban" lagu qabtay magaalada Paris ee Caasimada Dalka France. Xafladda ayaa aheyd mid si...
Read moreIsagoo la hadlayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayuu ka hadlay arimo dhowr ah wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Soomaaliya ahna mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi casiis Saalax Carmaan waxaana...
Read moreXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayo Dowladda cusub ee Soomaaliya ka dhalatay isla markaana dhaqaalo loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed ee ku tabaaloobay abaarta ba'an ee ka jirta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho