Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo daah furtay talaalka ka hortaga Daacuun Caloolaha.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo daah furtay talaalka ka hortaga Daacuun Caloolaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabada lagu daahfurayey  talaalka ka hortag cudurk dacuun caloolaha oo lagu qabtay isbitaalk Hooyadda iyo dhalaanka Banaadir,ayaa waxaa ka qeyb galay  ma,suliinyin wasaarada caafimaadka ,wakiilka W.H.O Soomaaliya  iyo Wakiilka Unicef ee Soomaaliya  ,waxaana lagu dahfuray talaalka ka hortaga dacuun caloolaha.

Agaasimaha guu ee wasaarada caafimaadka Dr abdullaahi Xaashi Abdi ayaa sheegay in talaalka ka hortaga cudurka daacuun Caloolaha uu maanta ka bilaabanayo qeybo badan oo ka mid ah goboladda dalka.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Dhanka kale agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka ayaa sheegay in wasaarada ay dhamaystirtay sharciga ajaaniibta iyo isbitaaladda ,waxaana uu xusay sharciga adkeeynayo  adeega saxdda ee caafimaadka cidda bixinaysa.

Talaalka ka hortaga cudurka dacuun caloolaha  ay maanta daahfurtay wasaaradda caafimaadka ayaa ku soo beegmaya xili ay wadanka ay ka jira cudurada shubanbiyoodka iyo dacuun caloolaha, oo ka dhashay abaaraha ka jira dalka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibedda Britian oo Muqdisho ku kulmay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo ka qeyb galay xiritaanka tababar loo qabtay Xildhibaannada Jubbaland

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo ka qeyb galay xiritaanka tababar loo qabtay Xildhibaannada Jubbaland

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo ka qeyb galay xiritaanka tababar loo qabtay Xildhibaannada Jubbaland

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In