Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Raisul wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa magcbaay Ra'iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed. Magcaabidda Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa joob-joog ka ahaa guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed,...
Read more










