Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Raisul wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Raisul wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa magcbaay Ra’iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed.

Magcaabidda Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa joob-joog ka ahaa guddoomiyaha  golaha shacabka Soomaaliyeed, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), waxaana magcaabidda Akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya  Cali Fiqi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa dhankiisa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in dalka laga saaro xaaladda uu ku sugan yahay, lana dhiso dowladdii shacabka ay u baahnaayeen, sidaas darteedna uu Xasan Cali Kheyre  u magcaabay Ra’iisul wasaraha Jamhuuriyadda, sidoo kale waxa uu ka codsaday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay kalsoonooda siiyaan, si dalka loo gaarsiiyo  horumar, loona dhiso dowladnimada Soomaaliyeed.

ugu dambeyn Ra’iisul wasaaraha la magcaabay, Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa uga mahadceliyey madaxweynaha Jamhuuriyadda  xilka uu u magcaabay, sidoo kale waxa uu  tilmaamay in si dhaqsa ah uu ku soo dhisi doono  dowladda shacbiga ka turjumeysa haddii uu helo  kalsoonida Barlamaanka.

raisul wasaare Raisul Wasaare1 raisul wasare kheyre kheyre1 kheyre2

Previous Post

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay.

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo u Hambalyey Raisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Next Post
Dhageysiga Khudbadaha Xubanaha Aqalka Sare ee Puntland oo maanta bilaawday

Madaxweynaha Puntland oo u Hambalyey Raisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In