Madaxweyne Cali C/llahi Cosoble ayaa la filayaa in uu dhawaan ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali C/llahi Cosoble oo gaaray magaalada Jowhar ayaa warbixin kooban siiyey qaar ka mid ah shacabka uu Madaxweynaha yahay. Mudane Cosoble ayaa shacabkiisa u sheegay in...
Read more











