Madaxweynaha Jubbalan oo dib Ugu Laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbalan Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo maal mihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, Madaxweynaha oo Shirjaraa’id ku qabtay Qeybta Nasashada...
Read more











