Xarun lagu dhaqanceliyo maleeshiyaadka Shabaab oo laga furay Kismaayo+Sawirro
Xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga hirgeliyay magaalada Kismaayo. Hirgelinta xaruntan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday hay`adda Rule of Law Security Institutions Group (ROLSIG) oo...
Read more











