Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Miisaaniyadda Qaranka lagu dari doono ciidanka Asluubta (Sawiro)
Muqdisho (26-ka Feberaayo)--------Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta xabsiga dhexe iyo Taliska ciidanka Asluubta ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Read more











