Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu ka hayey dowlada goboleedka Galmudug. Mudane C/kariin Xuseen Guleed ayaa lagu sheegay sababta uu xilka iska casilay in...
Read moreGuddoomiyaha barlamaanka dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed ayaa maantay gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulkaas isagoo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda Qeybo ka mid...
Read moreWasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay faaidada uu u leeyahay ammniga iyo Canshuurta sharciga ay kusoo rogeen Gaadiidka. Wasiirka ayaa sheegay in meel wanaagsan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Boqortooyada Sucuudi...
Read moreGuddiga gurmadka abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa maanta bilaabay Biyo dhaamin la gaarsiinayo dadka iyo Duunyada ay abaartu saamaysay, kuwaasi oo daggan deegaannada hoosyimaada degmada. Guddiga gurmadka abaaraha ee dhawaan...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay magacaabista R/wasaare Xasan Cali Kheyre iyo taariikhdiisa.
Read moreDibadbax ballaaran oo ay ka qeybqaadanayaan dadweyne ka kala socda degmooyinka gobolka Banaadir ayaa saaka ka socda magaalada Muqdisho. Banaanbaxan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, iyadoo dadweynaha ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray wadanka Sacuudiga. Waxaa si weyn u soo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee ku taala...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho