Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sudan ayaa ka qeybgalay bandhig dhaqameed ay yeesheen 52 dowladood, kaasoo uu soo qaban qaabiyay golaha saaxiibtinimada shucuubta. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudaan...
Read moreMadaxweynaa dalka Jibuuti mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, isagoo u rajeeyay in uu Alle la garab galo xilka culus ee...
Read moreDhaqaaqa dhalinyarada ee qarannimo waxa uu si weyn ugu hambalyeynayaa Raisul wasaaraha Cusub Mudane Xasan Cali kheyre oo uu maanta soo magacaabay Madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmaajo. Waxaan Alle Kaaga rajeyneynaa...
Read morePutland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta oo 23 Feb uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa magcbaay Ra'iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed. Magcaabidda Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa joob-joog ka ahaa guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu saakay u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyey ee uu uga baxay dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u ambabaxay wadanka baqortooyada Sacuudiga iyadoo ay...
Read moreMadaxweynaha JFS Somalia Nudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabaayo in uu Raisul Wasaare dalka ka noqdo Mudane Xasan Cali Kheyre Wareegtadaasi ayaa lagu codsaday in in...
Read moreCabdi Fitaax Xasan Afrax Gudoomiyahii Hor ee Gobalka hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in Qaar Ka mid ah Goballada dalka ay Ka jiraan xaalado Abaareed oo saameeyey Dadka iyo Duunyada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho