Maxkamadda sare ee dalka Kenya oo ka hortimid qorshaha lagu xirayo xeryaha qaxootiga Dhadhaab
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku gacanseyrtay go'aankii dowladda ku dooneysay in ay ku xirto xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, waxayna maxkamaddu sheegtay in go’aanka dowladda Kenya uu xadgudub ku yahay...
Read more











