Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi "Farmaajo" ayaa xalay casho sharaf u sameeyay murashaxiintii u tartameysay xilka madaxweynaha. Ujeeddada kulanka uu madaxweyne Farmaajo la qaatay musharraxiinta, ayaa ahayd sidii...
Read moreMaxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku gacanseyrtay go'aankii dowladda ku dooneysay in ay ku xirto xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, waxayna maxkamaddu sheegtay in go’aanka dowladda Kenya uu xadgudub ku yahay...
Read moreExif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420
Read moreInta aanan u galin dulucda Faallada Maanta bal marka hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Nin ceynkee ah? Maxamed Cabdullaahi farmaajo,waxa uu ku dhashay Muqdisgo sanadkii 1962-dii , dugsigiisa hoose dhexe...
Read moreUrurka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo usoo diray Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayagoo u rajeeyey in uu alle u fududeeyo Howsha hortaal. Xoghayaha guud ee jaamacada Carabta ayaa sidoo kale...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho