C/weli Gaas oo ka tacsiyeeyey geeridii Ku tumid Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa)
Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa), isagoo u rajeeyay in jannadii Fardowso Alle ka waraabiyo...
Read more










