Dibadbax ay sameeyeen Xoogsatada dekedda Muqdisho+Sawirro
Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" , waxeyna xoogsatadu ka codsadeen madaxweyne Farmaajo...
Read more











