Saturday, July 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro:-Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Koofur Sudan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 14, 2017
in Wararka
0
Daawo Sawirro:-Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Koofur Sudan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmaajo’ oo lagu qabtay wadanka Koofur Sudan.

Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen jaaliyada soomaaliyeed  ee wadanka koofur sudan  iyo Diplomasiyiinta safaarada Soomaaliya ayaa  lagu qabtay maagalada juba taasi oo loogu hambalyeynahay madaxweynaha cusub oo ay sida dimuquraadiyada leh uu doorteen xildhibaanada qaranka.

Related posts

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

July 11, 2025
Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

July 11, 2025

Waxaana munaasabada soo dhaweynta ah ka hadlay gudoomiye ku xigeena gudiga ganacsatada soomaaliyeed ee Koofur Sudan mudane Hassan Dhaqane Omar iyo Mudane Abdifitah Sh Mohamed Jamac “Deer” oo ku hadlayay magaca Qaban qaabiyaasha Munaasabada kuwaasi oo u rajeeyen umada Soomaaliyeed hormar iyo dowladanimo waarta.

IMG_5898 IMG_5937 IMG_5941 IMG_3372 IMG_5937 IMG_5941 IMG_5944

Previous Post

La taliyihii dhinaca amniga ee Donald Trump oo is casilay

Next Post

Taliyaha ciidanka Boliiska oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Next Post
Taliyaha ciidanka Boliiska oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Taliyaha ciidanka Boliiska oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

July 11, 2025
0

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay...

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

July 11, 2025
0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ee...

Wasaaradda caafimaadka oo boogaadisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka

Wasaaradda caafimaadka oo boogaadisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka

July 11, 2025
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Maxamed Xasan Bulaale ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlaayey...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa Dalka Nigeria

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa Dalka Nigeria

July 11, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudsne. Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In