Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay Duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Read moreDibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" , waxeyna xoogsatadu ka codsadeen madaxweyne Farmaajo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga sideen dhiggiisa dalkaasi. Wefdiga uu qaabilay madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed...
Read moreGolaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare...
Read moreCutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug. Ciidamada ayaa howlgalkaasi ka wada...
Read moreAllaha u naxariistee waxaa maanta garoonka diyaaradaha Boosaaso laga dejiyay maydka Jeneraal Maxamuud Muuse Xirsi oo horay uga mid ahaa saraaakiisha ciidanka qaranka Soomaaliyeed, isagoo madaxweyne ka soo noqday maamul...
Read moreTaliyaha booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa kulanka uu la qaatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii ay dowladda Shiinaha u...
Read moreMunaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmaajo’ oo lagu qabtay wadanka Koofur Sudan. Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka koofur sudan iyo Diplomasiyiinta safaarada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho