Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la wareegaya Xilka madaxtinimo ee dalka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Sawiro:Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh mar kale Villa Soomaaliya ku kulmay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaban qaabada xaflad lagu maamuusaayo sidii uu xilka madaxtinio ula wareegi lahaa  Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saakay ka  socota xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho

Xafladda xil wareejinta oo lagu wado in ay madaxtooyada ka dhacdo barqanimada manta,waxaa ka qeybgalaya madax ka socota labada gole,mas’uuliyiin kale oo matalaya beesha Caalamka iyo marti sharaf kale.

Related posts

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026

Madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh ayaa la filayaa in xafladdaasi kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha cusub Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,oo isla maata bilaabaya howlihii caadiga ahaa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay tagay Xarunta Madaxtooyada, halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynihii hore iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyagoo ka wada hadlay xaalada dalka uu marayo iyo qaabka ay u dhaceyso munaasabada xil wareejinta.

Munaasabadda  caleema saarka ayaa sidoo la kala la qaban doonaa  22-ka bishaanwaxaana ka qeybgalaya ururada bulshada,xubnaha labada gole iyo qaar kamid ah beesha caalamka.

Previous Post

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya Xuska Maalintii la aas-aasay (Sawirro)

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo xilka kala wareegay madaxweynihii hore Xasan Sheekh “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo xilka kala wareegay madaxweynihii hore Xasan Sheekh “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo xilka kala wareegay madaxweynihii hore Xasan Sheekh "SAWIRRO"

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In