Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibadbax ay sameeyeen Xoogsatada dekedda Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dibadbax ay sameeyeen Xoogsatada dekedda Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” , waxeyna xoogsatadu ka codsadeen madaxweyne Farmaajo in uu dib ugu celiyo shaqadii ay ka hayeen dekedda Muqdisho.

Gudoomiyaha guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ย Xaaji Cismaan Geeddi ayaa sheegay in iskaashatadu ay diyaar u tahay in dib loogu celiyo howlihii dekedda iyo in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dalka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Xoogsatada Dekedda Muqdisho ayaa ka dalbaday madaxweyne Farmaajo in uu dib ugu celiyo howlohoodi ay ka hayeen dekedda.

Guddiga iskaashatada gaadiidka xamuulka ah oo ka kooban 29 xubnood ayaa guddoomiye u doortay ย Xaaji Cismaan Geeddi oo shaqada iskaashatada ku soo jiray ilaa sanadkii 1973-dii halka ย Xasan Jimcaale Carab loo doortay gudoomiye ku xigeen.

vlcsnap-2017-02-15-15h17m32s631 vlcsnap-2017-02-15-15h17m41s659 vlcsnap-2017-02-15-15h17m57s930 vlcsnap-2017-02-15-15h18m11s381 vlcsnap-2017-02-15-15h18m33s070 vlcsnap-2017-02-15-15h19m02s882

Previous Post

Madaxweynaha oo qaabilay wafuud ka kala socotay Jarmalka iyo Masar

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In