Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX 16-1-2017
Read moreMunaasabada lagu taagyeeraayey Gudoonka cusub ee baarlamaanka 10aad oo lagu qabtay magaalada baydhabo waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Dhalinyarada kg. Waxaana kasoo Qeybgaley Masuuliyiin odayaal Dhalinyaro Iyo haween .waxaana si...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiilada u jeediyay qudbad dheer oo...
Read moreKulankan oo ay soo abaabushay hay'ada Somali American Leadership Council ,waxa uu ahmiyad u alahaa kasoo qeybglayaal badan oo xog ka rabay in ay ka helaan deegaanada Jubbaland. Kulankan oo...
Read moreQunsuliyada Guud ee Caden oo oo sii ambaqaadaysa dadaaladeeda ku aadanaa badbaadinta qaxootiga Soomaaliyeed ee wali ku xaniban dalka yemen oo ay wali ka socdaan dagaalo sokeeye tan...
Read moreMaamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ka dalbaday Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ha'aydaha Dowliga iyo maxaliggaba leh in ay gargaar lasoo gaaraan Dadka ku dhibaateysan deeganada Gobolka...
Read moreCiidamada taraafikada Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaaday in ay dajiyeen qorshe ay awoodooda ugu baahinayaan dhamaan gobolada dalka si ay u gutaan waajibaadka guud ee saaran. Taliyaha Ciidanka Taraafikada Soomaaliyeed ...
Read moreGudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa sheegay in sanadkan ay qorsheynayaan in ay dib usoo wada celiyaan Hantida Dowlada Hoose si loogu fuliyo danta Guud. Sheekh Yuusuf Madaale...
Read moreWAR SUBAX TBIYE GAATAMOOW 15-1-2017
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho