Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX 7-2-2017
Read moreMadaxweynaayaasha Maamul Goboleedyada dalka ka jiro ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada muqdisho si ay korjoogto ugu noqdaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee lagu wado in ay dhacdo Maalinta...
Read moreDood kulul ayaa lagu wadaa in ay maanta dhaxmarto Musharixiinta u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya , musharixiinta oo loo kala qeybiyey labo qeybood ayadoona dooda laga soo deyn doono warbaahinta...
Read moreKhudbadihii musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ka jeedinayeen golaha shacabka ayaa galabta la soo gabagabeeyay. Khudbadaha musharaxiintu ka horjeedimayeen mudanayaasha baarlamanka ayuu mid waliba ku sharaxay qorshihiisa siyaasadeed...
Read moreDanjiraha Britian u fadhiya dalkeenna Soomaaliya, David Concar ayaa xarunta Safaaradda UK ee Muqdisho kula kulmay qurba joogta Soomaaliyeed ee haysta dhalashada UK isagoo ku amaanay kaalinta ay ka qaateen dib...
Read moreSafiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden danjire Cawaale Cali Kulane ayaa kulamo muhiim ah la qaatay xubno ka tirsan baarlamaanka Dalka Sweden iyo madaxda magaalada Stockholm kaddib markii uu casuumaad...
Read moreWakaaladda wararka AP ayaa qortey in 140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka in dib loogu celiyey xeryaha qaxootiga dalka Kenya. Dadkan ayaa waxaa sameeyay go’aanka Madaxeyne...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa'id ugu qabtay magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in maalinta Barri ah wixii kadambeeya ay...
Read moreGuddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha, kaddib cabsho ka timid qaar ka...
Read moreBarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya fadhigii ugu Dambeeyay oo ay ku dhageysanayaan qudbadaha Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweyne ee doorashadda Soomaaliya. Musharaxiinta Madaxweyne ee maanta la filayo in qudbadaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho