Baarlamaanka oo khudbad ka dhageysanaya Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysanaya musharaxiinta u tartamaya xilalka ka duwan ee guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa 22-Musharax ayaa u taagan saddaxda xi lee guddoonka baarlamaanka sida ay shaaciyeen Guddiga...
Read more











