Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta. Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta...
Read moreXaflad ballaaran oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan. Xafladaan ayaa ujeedadeedu aheyd...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cumar Carteh ayaa gudoomiyay shir Guddiga Sugida Amniga Doorashooyinka ee Qaranka oo looga hadlayay qabashada doorashada Madaxweynaha. Waxaa ka soo qaybgalay Wasiirada...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi u diray ehelada, qaraabada, iyo shacbiga Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Dhamme Nuur Xuseen Hakaar (Nuur Dheere) oo galabta ku geeriyooday...
Read moreMaxkamadda magaalada New York ayaa taageertay dood sharciyadeed ay gudbiyeen dadka ka soo horjeeda xannibaadda sida ku meelgaar ka ah uu Trump u saaray dadka ka safraya todobo dal oo...
Read moreKulankaan oo aay soo qaban qaabisay jumciyadda horumarinta Ardayda soomaaliyeed ayaa waxaa loogu hadlayay sida wax loogu qaban kara abaaraha ka taagan dalkeena soomaaliya. iyadoo ay ka soo qeyb galeen...
Read moreXoghayaha Britain ee Arrimana Horrumarka Caalamiga Mudane Priti Patel ayaa u safartay Muqdisho 28th January 2017 halkaas oo ay dib-u-adkeysay muhiimadda ay leedahay iskaashiga UK la leedahay Soomaaliya. Wasiirka ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho