Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay iney dileen Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab, markii ay howlgallo ka sameeyeen deegaanka Beexaani ee Galbeedka Magaalada Kismaayo. Saraakiisha Laamaha ammaanka ee maamul Goboleedka...
Read moreAllaha u naxariistee waxaa Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee Hoballada Waaberi Xuseen Xersi Caddib oo loo yaqaanna (Boon Xersi)....
Read moreLabo gabdhood oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee dalka Canada , iyadoona meydka labadaan gabdhood lagu qariyey qeybo ka mid ah gurigooda. Booliiska Magaalada Ottawa ayaa sheegay...
Read moreQaliinkaan oo dhinaca aragga ah ayaa waxaa ka faaiideystay qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho, waxaana fulinaya Isbitaalka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho iyo Hay’adda...
Read moreDanjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamal Maxamd Xasan ayaa ka qeyb galay Shirka 2-aad ee horumarinta ganacsiga Xaafada Islii oo lagu qabtay Magalada Nairobi. Shirka oo ahaa kii...
Read moreRoobabkii xilliga deyrta oo aan si wanaagsan uga di’in degaanada dhulka Miyiga ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay arrintaasi ka dhalatay Biyo la’aan daran oo saamaysay Nolosha kumanaan kun oo Xoolo dhaqato ah,...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:- REQUEST FOR QUOTATION OF TRANSLATION MANUALS AND GUIDELINES Re-RFQ-HoP- 16-2016...
Read moreAgaasimaha Telefishinka Qaranka iyo xiriirka Warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa dalka Tunisia uga qeyb-galay shirka Warbaahinta Jaamacadda Cara oo lagu qabtay dalka Tunisia. Shirkan oo ka dhacaya sanadkan Magaalada Xamaamaad...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho