RW Ku-Xigeenka dalka oo warbixin ka dhageystay guddiga abaaraha ee heer Qaran
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa warbixin ku saabsan wax-qabadka Guddiga Abaaraha ee heer Qaran ka dhageystay xubnaha guddiga. Mudane Carteh oo ah gudoomiyaha guddiga...
Read more











