Saddex Xildhibaan oo lagu Doortay Muqdisho
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay ilaa iyo saddex Xildhibaan kuwaas oo kala ah. 1...
Read moreDoorashada Xubnaha Golaha Shacabka gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay ilaa iyo saddex Xildhibaan kuwaas oo kala ah. 1...
Read moreCiidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, haddii aan Madaxweyne Yahya Jammeh uusan aqbalin inuu xukunka ku wareejiyo Madaxweynaha ku guulaystay doorashadii bishii...
Read moreMudane Cabdalla Xuseen Cali wasiir kuxigeenka difaaca Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga kadib casuumaad rasmi ah uu ka heley madaxda dalkaasi ayaa lakulmay dhiggiisa dalkaasi ayagoo ka...
Read moreGuddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden ayaa sheegtay in xarun wax lagu baro caruurta agoonta ah ay ka hirgeliyeen Muqdisho, iminkana ay wadaan qodista ceelal hor leh oo...
Read moreMadaxweynaha Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay bulshada caalamka in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay abaartu saameysay, isagoo ummadda Soomaaliyeed ka codsaday...
Read moreBooliska Turkiga ayaa gacanta ku dhigay ninkii loo heystay in uu ka dambeeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Kalaab ku yaala magaalada Istanbul hebeenkii sanadka cusub, kaasoo ay ku dhinteen...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) ayaa ka codsaday gudiga doorashooyinka in ay dedejiyaan Doorashada 14 xildhibaan ee ka dhiman Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiye Jawaari ayaa xusay...
Read moreBAR FAAQIDAADA WARARKA -16-1-2017
Read moreMaanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho dib looga bilaabo doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya goboladda waqooyi ee dalka, Waxaana Maanta la filaayaa in la doorto seddex kursi oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho