Munaasabad Lagu taagyeeraayey Gudoonka Cusub ee Baarlamanka Dawlada Soomaaliya ayaa kadhacadey Magaalada baydhabo ee Xaruunta G/baay.
Munaasabada lagu taagyeeraayey Gudoonka cusub ee baarlamaanka 10aad oo lagu qabtay magaalada baydhabo waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Dhalinyarada kg. Waxaana kasoo Qeybgaley Masuuliyiin odayaal Dhalinyaro Iyo haween .waxaana si...
Read more











